DHAGARTA GAALADA IYO DHOOHANAANTENA.

Buugan lamagac baxaay DHAGARTA GAALADA IYO DHOOHANAANTEENNA Waxaa sii Qali iyo Tusalo mudhaan nogu hadiyeeye sii Bilash ah wakan
Qore: Warsame Naalleeye
cirsankayeer@hotmail.com Anigo ah Adan Deeq ayn nilasocodsiin doono waxii aqbaar dheraad ah maxaa kuso hagajin karta ciwankan Mansolo49@gmail.com
HORDHAC
Qormadaydanwaxaankubilaabayaamagaca allahanaxariistabadanee uunkiisa naxariista, nabadgelyo iyonaxariis nebigeennaAllahasiiyo.
Dhibkamaanta soomaliyakataaganiyo balaayadaaloosanee ummaddeenii dhankastakasaamaysay, waa arrin u baahaninsi qotodheerloogabaaraandego,loonabaarohalkaay salkaku hayso, isla markaana bannaankalasoo dhigo,lanaogaado cidda dahsoonee badanaabawaxadhacayadaaha gadaashiisakamaamulaysa,dabeednadaawolooraadiyomushkiladdajirta.Sidaadarteedayaan maqaalkanu diyaarshay,ugunamagacaabay :[Dhagartagaaladaiyodhoohanaanteenna], maxaayeelay waxasocda waa shirqool iyodhagar, ciddawaddanaay isqarinayso, iyadoodadkabalaayadaloo maleegayanaaanay dareensanaynoo kadhoohanyihiin,sidamaqaalkakucadnawaxaansi gaar ah ugu dheeraaday falanqayntaarrintayahuudda,sababtooah iyagaoolehdoorkauguwayn ee waxyeellaynta ummaddasomaliyeed, se qaabaanla dareemi Karinkushaqaysta.Maqaalkannawaxaankusoo bandhigayaa;
1)Baaxaddauu leeyahay dhibkaSomali qabsaday.
2)waxadhibkasababay iyo ciddaka dambaysa.
3)Sababtasomaliyalooburburiyay.
4)Qorshihiiqarankii somaliyalagubaabi’iyay.
5)Garwaynytii somaliyalaguburburiyay.
6) kaalintii yahuuddu kulahayddhibkaSomali loogaystay.
7)Kaalintii shirkadahashidaalkaee reergalbeedka.
8)Boobkaiyo bililiqaysigii ummaddaiyogebagebadii maqaalka.
Mar hadii gaaladaisbahaysatay ay somaliyasidaaarxan darrada lehugaleen,cilmaaniyiintiiay soo barbaarsdeennaay ummaddacadowgeedii uloogeen,ciddasidadhabtaahloogagafadhiyowax ka qabashadamushkiladdawaaculimadasomaliyeed.Qaabkaay wax uga qaban karaannawaxaan ku falanqeeyay maqaalkakan xigaee aanku magacaabay:[Mas’uuliyaddaculimadaiyomustaqbalka

https://m.youtube.com

https://www.youtube.com/channel/UCb8cFgB-GhcGsAJWIKzFMuA?app=desktop Take a look at Adan Deeq (@AdanDeeeeq): https://twitter.com/AdanDeeeeq?s=01 https://www.facebook.com/Adandeckz
Somalia youths stand up for peace

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

Create your website with WordPress.com
Get started