BAAXADDA DHiBKA UMMADHA QABSADAY


undefined https://www.facebook.com/Adandeckz

Inta ayn naan ubanbixin kashifidda ciddaa afooyinka soomaliya kadhacay ka danbaysa. Bal horta hore baaynn udib umilicsanno inta ay le’egtahay iyo baaxadda ay leedahay masaa’ibta ummaddeenna lala beegsaday.
Waa marag madoonto taliskii milletari ee soomaliya qaran jabkii kahor hoggaanka uhayay inuu gaystay godobo iyo eedo taariikh dabaal madow ugalisay, godobahaas oo uu ka galay ummaddii uu talada uhayey,tan ugu weyn inaay ahayd sidii uudiinta uladiriray, culimadiinaugadhigay wax lalaayo,kuwa xabsiyadalaguciqaabo,qaybuuadeegsaday, qaarqurbonafka dayay iyoinintaafka la qabtay la yidhi ma hadli kartaan, islamarkaanashacabkii kaladagaallamay diintiisii si ay ugafogaadaan oo aysanugu dhaqmin.Intaawaxaadheeraa, gummaadkii shacabkaloogaystay meelkastssadalkahaka joogeene.Dulmiyadaas oo ay mirohoodu noqdeen bala aya daman tataagan. Hase yeeshee, wixii dhib iyo kadeed lasoomaray ,waxaa Iqarso yiri oo wax ka majiraanka dhigay masiibooyinkii dhacay qaran jabkii kaddib.
Masiibooyinkaas ootuba tankale ka laxaw badan tahay.Dagaallo aan dhammaad lahayn,colaado aan madax iyo minjo too nalahayn,oo meel ay ujeedaan iyo meel ay kajeedaan toona aan la garanayn ,kulli na huwan magac qabiileed.
Colaadahaas geyiga oo idil wada gubay.Mirihii dacartaka kharaaraa ee laga dhaxlay waxay ahaayeen kuwo murugooyin badan iyo uurkutaallooyin kureebay qof walba oo dareen islaamnimo ah leh.Waxay reebeen arrimaha soosocda;
1) Burbur qarannimo iyo maamulkii dawladnimooo gebi ahaan ba meesha kabaxay,ummaddiina kuwa gudaha ku jira iyo kuwa qurbaha jooga ba ay la mid noqdeen agoon bay lahday oo gun mudatay,cadowgeedii na hilib bisil unoqotay.
2) Jirridii iyo qowleesatadii lasoo adeejiyay na waxay baabi’iyee noocagtamariyeen gebi ahaanba kaabayaashii dhaqaaleee ummaddu lahayd iyo hay’adihii danaha bulshada ka shaqayn jiray.
3) shacabkii oola kaladilay,lana kala dhex dhigay dhiillo iyo kala irdhoobid,taas oo horseedday in lais noco oo lakala qoqobmo. Iyadoo qoloba edeg yar lagu ooday,looguna magac daray maamul goboleedyo kuwaas oo qabiil kusalaysan.
4) Qiyaas dhowr malyanah ayaa bara kacay oo qaxay,iyadooqaarkood waddooyinka gaajo iyo cudurro ugu lee’deen, qeybo kale nasiliciyo darxumo ku dilootay xeryaha qaxootiyada ee dalalka deriska ah sida Kenya, Itoobyaiyo Yeman,kuwo kalena waxay maciin bideen oo ay naf ka dayeen dacallada kala geddisan ee dunida, sida Yurub,Ameerika,Ustureliya iyo Asiya. Naga1a soco wax badhan in sha Allah kulanti danbe.

BAAXADDA DHIBKA UMMADDA QABSADAY taarrikhda somalia waxa oo kale kadawan karta halkan https://www.youtube.com/channel/UCb8cFgB-GhcGsAJWIKzFMuA

One response to “BAAXADDA DHiBKA UMMADHA QABSADAY”

  1. Keep up bring more reference thanks for your help

    Like

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

Create your website with WordPress.com
Get started