ORAAHYO

Waqtiga aad ku bixinaysid raacraacidda( ama sheegida) khaladaadkayga; khaladaadkaaga ku sax.

Aamusnaani uma cuntanto caalam ku faanaya horumar iyo ilbaxnimo.. toosnaantiinii kusoo noqda,safafkiinii mideeya,qofka la dulmiyay ama laga gardaranyahay u hiiliya.
_______Dulmi ma taagnaado oo ma taliyo illaa ay dhoohan yihiin oo ay dhega-xidhan yihiin kuwa xaqqa wada.

Ma jiro qof ballan kuu faliyo ilaa io shaqsi alle ka cabsanayo oo naftiisa si dhab u aaminey oofiyay balamahii uu kula galay ☺️

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

Create your website with WordPress.com
Get started